Khayre oo shaaciyay tirada lacagta ku baxday ciidanka labadii sano ee lasoo dhaafay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka hadlay cabashada kasoo yeereysay qaar kamid ah ciidanka dowlada oo ku aadan in aysan mushaar qaadan mudo afar bilood ah. Waxa uu sheegay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya in ciidanka dowlada ay si toos ah u qaataan mushaarkooda gaar ahaan kuwa la diwaan galiyay, waxa uuna … Continue reading Khayre oo shaaciyay tirada lacagta ku baxday ciidanka labadii sano ee lasoo dhaafay (Sawirro)